Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer uu soo saaray shalay ku magacaabay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee maamulka gobolka Banaadir, xeerka madaxweynaha ayaa Ismaaciil Macalin Cabdi Guure loogu magacaabay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee maamulka gobolka Banaadir, ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka.
Xeerkaan cusub ayuu ku xusay Madaxweyne Xasan inuu soo saaray markii uu Garowsaday baahida loo qabo in la magacaabo mas'uul xilkan qabta, mas'uulkan la magacaabay Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa horay uga mid ahaa ku xigeenada maamulka gobolka Banaadir.
from NEWS AND ENTERTAINMENT http://ift.tt/1QxNFOX
via IFTTT
No comments:
Post a Comment