Saturday, January 9, 2016

Maamulka Puntland oo digniin digniin u jeediyay saraakiisha maamulkaasi oo ay ku edeeyeen…

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Nugaal ee maamulka puntland Col. C/raxmaan Xaaji Abshir ayaa shalay digniin ujeediyay mas'uuliyiinta maamulka puntland ee gaadiidka ku dhegsada bacda madow, gaashaanle sare C/raxmaan Abshir ayaa sheegay inuu haysto degeero maddaxweyne oo uu ugolaanaysa inuu bacaha ka fiiqo dhamaan gaadiidka mas'uuliyiinta puntland ee aan loo ogolayn inay xirtaan bacda madow ama aalada loo yaqaano beensalka.
Taliye C/axmaan ayaa xilliga uu hadalkaan sheegayay wuxuu ku guda jiray howlgal bac fiiqis ah, oo laga bilaabay gaariga xeer ilaaliye ku xigeenka Puntland Maxamed Xareed.



from NEWS AND ENTERTAINMENT http://ift.tt/1Pljypa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment