Friday, January 1, 2016

Weerar xalay lagu qaaday saldhigga degmada Hiliwaa iyo faahfaahino ka soo baxaya

Weerar qarax bambaano ku bilowday ayaa xalay lagu qaaday Saldhiga degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in qaraxa kadib ay Saldhiga dhowr Jiho ka soo weerareen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.
Wararka ayaa sheegaya ciidamada ilaaliya saldhiga degmada Hiliwaa iyo Al-shabaab uu halkaa ku dhexmaray dagaal fool ka fool ah, kaas oo aan ilaa hadda la ogeyn inuu khasaare geystay iyo in kale, warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarkaasi oo warar aan la xaqiijini ay sheegayaan in jiro khasaare labada dhinac ka soo gaaray weerarka lagu qaaday saldhigga.



from NEWS AND ENTERTAINMENT http://ift.tt/22DfCcY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment