Ra'isul wasaaraha Itoobiya Hayla Maryam Desalin ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono taagerada ay siinayaaan Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaalameysa Xarakada Al-shabaab, Desalin ayaa hadalkan ka dhawaajiyey kadib kulan uu la qaatay Madaxa guddiga xiriirka arrimaha dibadda ee golaha sanadka Mareykanka Id Rowis.
Wakaaladda wararka Itoobiya ayaa soo xiganeysa hadalka Ra'iisul wasaraha oo tilmaamay marnaba inay hakin doonin dagaalka Al-shabab, mas'uulka Mareykanka ayaa dhinaciisa ku amaanay Ethiopia taagerada ay siineyso xukuumada Somaliya, Itoobiya ayaa ciidamadeedi waxa ay kamid yihiin kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya.
from NEWS AND ENTERTAINMENT http://ift.tt/1JeqJTx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment